Garoonka Diyaaradaha ee Bole

From Wikipedia, the free encyclopedia

Garoonka Diyaaradaha ee Bolemap
Remove ads

Garoonka Bole wuxuu ku yaalaa Magaaladda Addis Abeba ee dalka Itoobiya. Garoonkaan Wuxuu ku yaalaa Xaafada Bole 18 Km Bariga Magaaladda iyo 65 Km Waqooyi Debre Zeyit. Garoonkaan waxaa la dhihi Jiray Xeyle Selaasi I International Airport. wuxuuna saldhig u yahay shirkada diyaaradaha ee Ethiopian Airlines. Garoonkaan waxaa isticmaala Diyaaradaha kala ah bmi, EgyptAir, Emirates Airline, KLM, Lufthansa, Sudan Airways iyo Turkish Airlines. waana Garoonka Lixaad ee ugu mashquulka badan Qaarada Afrika iyadoo ay ugu mashquul badan yihiin qaarada Afrika Garoomadaan OR Tambo International Airport, Cairo International Airport, Cape Town International Airport, Sharm el-Sheikh International Airport Iyo Hurghada International Airport (2008). Garoonkaan Waa kan ugu mashquulka badan Bariga Afrika.

Quick facts Addis AbabaBole International Airport አዲስ አበባ ቦሌ ዓለም አቀፍ አየር ማረፊያ, IATA: ADD – ICAO: HAAB ...
Remove ads

Albaabada Garoonka

Garoonka wuxuu leeyahay laba Qeybood oo leh 11 Albaab Qeybta 1 aad waxey leedahay 5 Albaab halka ay qeybta labaad ka leedahay 6 Albaab.

Diyaaradaha iyo duulimaadyadooda

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads