Geerisa

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Geerisa waa tuulo oo ku taalo gobolka Awdal ee wadanka Somaliland.waxaa kale oo leedahay buuro dhadheer iyo macdaan qali ah oo waxaa kalo u dheer dadka reer geerisa waxaay leyihin xolo geel iyo loda besha dagtaa magaladan wa Mamasan

faah faahin dheeraad ah

geerisa waa magaalo u dhow saylac ,maamul ahaana hoostagto saylac waxaana daga beesha ciise gaar ahaan mamaasan cabdalle gadiid waxaa ku dhashay caaqil cali duule, xassan guuled madaxweynihii hore ee jabuuti








Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads