Giselle

Fanaanad Jabbaan-Kuuriyaan From Wikipedia, the free encyclopedia

Giselle
Remove ads

Uchinaga Eri (Jabaan: ジゼル) oo loo yaqaan magaceeda masraxa Giselle (ジゼル) waa fanaanad Jabbaan-Kuuriyaan ah iyo rapper hoos timaada SM Entertainment. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Aespa.

Quick Facts ジゼル, Macluumaadka asalka ...
Remove ads

Nolosha shaqsiyeed

Giselle hooyadeed waa Kuuriyaan halka aabaheed uu yahay Jabbaan, sidoo kale waxay si fiican u yaqaanta Kuuriya, Ingiriisi, iyo Jabbaan.[1]

Tix

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads