Gootama buuda

Aasaasihii Budhiism From Wikipedia, the free encyclopedia

Gootama buuda
Remove ads

Gootama buuda (af-ingiriis: Gautama Buddha, af-Sanskrit: सिद्धार्थ गौतम) waa aasaasihii diinta ama falsafada Buudiga, magaciisu waa buudaa oo loola jeedo soo jeedaha dhafarka badan, buudi maaha qof magaciis ee waa diinta dadka buudiga rumaysanyihiin. dadka qaar ayaa sheega inuu dhashay 568 dhalashadii Nabi Ciise (cs) ka hor, qaarna waxay leeyihiin wuxuu dhashay 563 dhalashadii nabi ciise (cs) ka hor tuulo saaran xadka hindiya iyo nibaal.

Quick Facts Siddhārtha Gautama, Ku dhashay ...
Quick Facts
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads