Habariheshay
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Habari Heshay waa degmo ka tirsan gobolka Saraar waxayna Caynaba u jirtaa 20km oo ay kaga beegan tahay koonfurta magalada. Waxay ku taalaa dhul daaqsimeed qurux badan. Waxaa dega Beesha reeryoonis oo aasaasay degmada qarnigii 18aad.
Template:Somaliland-geo-stub
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads