Habaryoonis
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Darwiish Cabdidheere Warsame Guuleed

___________________________________
Darwiish Cabdidheere Warsame Guuleed wuxuu ahaa Abaanduuliyii iyo Shiish-yaqaankii aan waligii xabada la gafin. Kaasoo qisooyin iyo halgan dhaxalgal ah reebay. Wuxuu ahaa Halgamaa Geesi ah, caalim diinneed oo Gabayaa ah.

Deegaanka
Habaryoonis waa qabiilka ugu faraha badan qabiilyoonka Isaaqa (44%)uguna magaca muruqa weyn beelaha soomaaliyeed. Habaryoonis waxay degaan 5 gobol inta u dhaxatsa Hargeysa Burco Ceerigaabo Berbera sheekh Oodwayne ceelafweyn oog maydh,iyo gabolka Shanaad xagga Ethiopia waxay degaan dhulka ugu ballaadhan ee ay soomaalidu ka degto, marka laga reebo dhulka Ogaadeenka ,waxay habaryoonis oo kala baxda qabiilada sida:
Muuse Carre
Muuse Ismaaciil
Xirsi Cismaan
Isaxaaq
Muuse Cabdalle
Sacadyoonis
Cali Siciid
Reer Xuseen
Cilmi Adam(Reer Cilmi)
Ugaadh Cumar
Ba dhulbahante
Gunbuur
Idreys
Baha Ismaaciil
Remove ads
Tacliinta iyo Suugaanta
Habaryoonis waa qabiilka ugu gabyaaga badan qabiilooyinka soomaaliyeed. Sidoo kale hoobaladii caanka ahaa ee soomaalida intooda badani (near 50%) waxay ahaayeen Habaryoonis. Sidoo kale halabuurkii qaranka ee allifa heesaha iyo riwaayadaha soomaalida more than 40% waxay ka dhasheen qabiilooyinka Habaryoonis.waxaana ka dhashay nimankii ugu tacliinta sare ee soomaaliyeed sida:
Aabihi taclinta Maxamuud axmed cali
Xaji yuusuf qabile
Cali sugule duncarbeed
Qaasin
Axmed Saleebaan Bidde
Ismaaciil Cagaf
Xaaji aadan afqalooc
Ibrahim Gadhle
Caafimaadka
beesha Habaryoonis waxa kaso jeeda dhakhaatirta ugu waxtarka badan dhulka somalida sida:
Dr Gaboose
Dr Shiine (manhal hospital )
Dr Maxamed xassan ( Dr waddnaha )
Dr Raamboo
Dr: Tuke
Dr Aw koombe
Halgankii
beesha Habaryoonis waxa kaso jeeda ragi la kulmay ciidamadi Boqor Diiriye Guure ee halganka kula jiray gumaystihi ingiriska waxana kamid aha :
Darwiish Cabdidheere Warsame Guuleed
DARWIISH CABDIDHEERE WARSAME GUULEED
__________________________________________
Darwiish Cabdidheere Warsame Guuleed
wuxuu ahaa Abaanduuliyii iyo Shiish-yaqaankii aan waligii xabada la gafin. Kaasoo qisooyin iyo halgan dhaxalgal ah reebay. Wuxuu ahaa Halgamaa Geesi ah, caalim diinneed oo Gabayaa ah.
suldan nuur axmed amaan, goobtii ugu horeysa ay diyaaradii ingriiska duqayso waxay ahayd qalcadii midhisho ee ciidamada beesha muuse ismaaciil HY ku sugnayeen. Kadib jabkii ingriiska wuxuu ku warejiyay maamulida dhulka somaliland xaaji muuse faarax igarre (ina igarre) ahana ninki garaadtooyada Diiriye Guure jabiyay kadib. beesha Habaryoonis waa beeshi aasastay ururski hubaysna ee SNM ugu sarakisha badnayd sido kale waa beesha laba jeer gudoomiye ka noqotay SNM gudoomiye cabdiqaadir koosaar iyo gudoomiye abdirahman ahmed ali Tuur Ahaana madaxweynihi xoreyey Somaliland 1991. Ninki ugu horeyay ee asasay ururka SNM waa general maxamed cali 1980.
Remove ads
Ganacsiga
Habaryoonis waxa kaso jeeda ganacsata ugu baladhan dhulka soomalida Sida aamina xirsi mooge oo kamida tujaarta qaarada afrika, Sido kale waxa kaso jeda ganacsadaha wayn ee xaaji aadan baradho oo ah nin xoolaha ugu badan ka dhoofiya geeska africa, shirkada diyaaradaha daallo iyo tujaar caan ahaa sida biregeye, dawaare ,miyateyn, cali warsame, isaxaaq suufi ,ina iimaan.
Tixraac
https://www.abtirsi.com/view.php?person=1002%5Bdead+link%5D
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads