Hailey Baldwin
Moodel Mareykan ah, shaqsiyad warbaahineed, iyo bulsheed From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Hailey Rhode Baldwin Bieber[1] (née Baldwin;[2] dhashay Nofeembar 22, 1996) waa moodeel Mareykan ah, shaqsiyad warbaahineed, iyo bulsheed. Waxaa lagu soo bandhigay xayeysiisyo waaweyn oo loogu talagalay Guess, Ralph Lauren, and Tommy Hilfiger.[3] Baldwin waa gabadh Stephen Baldwin, atoore. Waxay guursatay fannaanka reer Kanada Justin Bieber waxayna ku nooshahay Waterloo, Ontario, Kanada.[4][5]
Remove ads
Tixraacyada
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads