Degmada Halgan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Degmada Halgan waa degmo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya. Waxaa inta badan dega beesha Yabar Madaxweyne ee Xawaadle
Bishii Agoosto 2017, Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo daah furay sanadkii hore ayaa ku dhawaaqay in gobolka Hiiraan oo markii hore lahaa shan degmo uu yeelanayo saddex degmo oo kala ah Halgan, Ceel Cali , iyo Far-Libaax, taasoo tirada guud ee degmooyinka ka dhigaysa sideed degmo.
Remove ads
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads