Halogen

From Wikipedia, the free encyclopedia

Halogen
Remove ads

Halogen sidoo kale loo yaqaano Guruubka 17aad waa guuto curiyeyaal hawo, dareere iyo adke ah kuwaas oo leh astaamo kimiko isku mid ah.

Halogen

Thumb
Curiyaha Foloriinta.
Thumb
Curiyaha Koloriinta
Thumb
Curiyaha Boromiinta
Thumb
Curiyaha Aaydhiinta

Marka heerkulku caadiga yahay, curiyeyaasha hawoda ah waa midab casaan ah, kuwa dareeraha ahi waa cagaar, halka kuwa adkaha ahi leeyihiim midab madoow ah.

Guruubkan Halogenska waa shan curiye ee guruubka 17aad ee Diwaanka Curiye kuwaas oo kala ah: Foloriin (F), Koloriin (Cl), [Boromiin]] (Br), Aaydhiin (I), iyo Astatiin (At).

Neefaha Halogenska waa guutada kali ah ee dhamaan 118da Curiye laga helo sadexda marxaladood ee walaxda - adke, dareere iyo hawo. Dhinaca kale, dhamaan xubnaha halogenska waxay noqdaan asiidh (acid) markey la falgalaan Haydarojiinta, waxaana laga soo dhex saaraa macdanta cusbada. Dhamaantood waa sun.


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads