Higlo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Higlo wa degmo ka mida Gobolka togdheer, waxay magalada burco u jirta 74km meel kaga beegan dhinaca bariga waxay u dhowdahay degmada qoryale oo ay u jirta waxyar sidoo kale waa magalo quruxbadan hada waxana oo kuyaala dhul ku haboon beeraha iyo xoolaha waxana ilaahay ku manestay ceelal farabdan oo biyo macaan ah waxa aasaasay allah ha u naxariste sugaal fara dheere Waxa dega beelaha reeryoonis, habarjeclo, Wadada ceerigaabo

Remove ads
Dulmar
Deegaanka Higlo ayaa ka tirsan degmada Caynaba ee galbeedka gobolka Sool . Higlo waxay waqooyi-galbeed ka xigtaa Caynaba , oo ah xarunta maamulka degmada ballaaran.
Tixraac
| Maqaalkaan Somaliland ku saabsan waa la bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad sii balaarisid. |
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads
