Hirwo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Hirwo (Af Ingiriis : dance; Af Carabi : ar) waa jaad ka mid ah farshaxanka jidka iyo nooc ka mid ah fanka ee xambaarsan dhaqdhaqaaqa jidhka isagoo falkaas habdhac leh. Marmar hirwada waxaa lagu tilmaama inuu ka mid yahay ciyaaraha ama bardooddanada caduunka ka jira. Hirwada inteeda badan wuxuu la halmaala muusiga iyo heesaha. [1][2]

- Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan hirwo ama ciyaarta dhaqdhaqaaqa jirka. Qoraalo kale fiiri fanka Soomaalida, fanaan Soomaali, suugaan, hees.

}}



Remove ads
Qoraalo La Mid Ah
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads