Ibnu Baduuda

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ibnu Baduudamap
Remove ads

Ibnu Batuuta Af Carabi : لاسعانود Af Ingiriis : Ibn Battuta wuxuu ahaa nin socdaal ku maray meelo badan oo dunida ka mida gaar ahaan Afrika, Aasiya, wuxuu ku dhashay Danja wadanka marooko. wuxuu leeyahay kitaab uu ku qoray wixii uu safarkiisii dheeraa ku arkay تُحفة النُّظار في غرائب الأمصار وعجائب الأسفار. Buugiisa waxaa ka mida meelo uu kaga hadlayo magaalooyin uu ka tagay soomaaliya sida saylac iyo Muqdisho,

Thumb
Ninka Doofa dunida Rixlaat Ibn Batuuta
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads