Ciraaq

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ciraaq
Remove ads

Ciraaq (magaca maxalli: جمهورية العراق « Jumhuriyah Al Iraq » – magac maxalli oo gaaban: العراق « Al Iraq ») waa wadan ku yaalo Bariga Dhexe ama galbeedka Aasiya. Ciraaq waxee xuduud la leedahay, wadamada Urdun,Suuriya, Turki, Iiraan,Kuweyt iyo Sacuudi Carabiya.

Quick Facts Jamhuuriyadda Ciraaqجمهورية العراق Republic of Iraq, Qaarada ...
Remove ads

Si uu qof walba uga qaato fikrad ama aragti sax ah, xaalada ka taagan meel ama wadan, waxa uu u baahan yahay inuu wax uun ka ogaado sooyaalka taariikheed ee meeshaas ama wadankaa. Saan la socono baryahaan Ciraaq ayaa noqotay meel ay aaladaha warbaahinta aduunka ama ruux walbaa oo dunida saaran uu hadal hayo xiisadda ka taagan Ciraaq. Sooyaalka taariikheed ee Ciraaq maaha mid hal ama laba qormo lagu soo koobi karo, sidaa darteed ayaan bal isku dayey inaan soo ururiyo war bixinno ama taariikho ku saabsan Ciraaq.

Ciraaq waa xubin muhiim ah oo ka tirsan:

OPEC;

Jaamacada Carabta;

Qaramada Midoobay; Iyo Ururka Iskaashiga Islaamkaiyo sidoo kale Kuwa kali badan.:•’!!’

Waa Jamhuuriyad Federaali ah oo ka kooban 19 gobol (gobollo) iyo hal gobo gobol (Ciraaq). Diinta rasmiga ah ee dalka waa Islaamka. Dhaqan ahaan, Ciraaq wuxuu leeyahay hanti aad u taajirsan, wuxuuna u dabaaldegayaa guulihii hore ee xilliyadii hore ee Islaamka, waxaana loo yaqaanaa gabayaaga. Sawir gacmeedka iyo sawirqaadayaashu waxay ka mid yihiin kuwa ugu wanaagsan caalamka Carabta, qaar ka mid ah waxay yihiin heer caalami ah iyo sidoo kale soo saarista farsamooyin qurux badan, oo ay ku jiraan roodhadhka iyo roogaga.!!

Remove ads

Babylon & Mesopotamia.!!


1.Hada Carabta ee Ciraaq): Ciraaq waxay haysataa: {[{$11.99 trilion)]} oo aheeyd $15.9 Trillion oo kheyraad dabiici ah.!!

2. Dhulka saxaraha ah waxaa ku jira batroolka, gaaska dabiiciga ah, fosfatetada, baaruudka. Ciraaq waa dalka labaad ee ugu soo saarka badan saliidda cayriin ee OPEC. Waxay ku jirtaa kaalinta shanaad ee adduunka ugu badan ee haysata kaydka saliidda cayriin ee la xaqiijiyay waxayna ku xidhan tahay dhoofinta saliidda cayriin qaddarka ugu badan ee dakhligeeda..!! [1].

Remove ads

Xubin

Waddanmha La Degaan Ciraaq

Sido kale fiiri


Sido kale fiiri

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads