OPEC

From Wikipedia, the free encyclopedia

OPEC
Remove ads
Remove ads

Ururka Caalmaiga ah ee Soosaara shiidaalka(OPEC).(Ingiriis Organization of the Petroleum Exporting Countries‏).Waa urur caalamiya oo kakooban 12 dawladood oo soosaara gaasta iyo baatroolka. dawladaha xubnaha ka ah opek waxa ay kuleeyihiin amaba ay keenaan suuqyada caalmiga h %40 shiidaalka lagukal iibsado caalamka .waxakale oo ayleeyihiiin kaydka caalamka ugu badan oo gaadhaya %70.Xarunta OPEC waxa ay kutaalaa magalamadaxda Austriya ee Fiyena

Thumb
Thumb
 Algeria
Thumb
 Nigeria
Thumb
 Somaliland xubin Somaliland mustaqbalka Opec xubinka somaliland waddnaka , Somaliland ayaa sheegtay inay danaynayso inay ku biirto kooxaha ka ganacsada shiidaalka ee ka socda Somaliland iyada oo lagu qiyaasay in ka badan 30 bilyan oo fuusto iyada oo dhawaan shidaal laga helay Bahadhamal oo ka tirsan Somaliland odewayne, Somaliland waxay jeclaan lahayd inay dhawaan noqoto wadan shidaal soo saara, isla markaana ay ka mid yihiin ururada ganacsiga shidaalka sida OPEC. dan weyn. Sawirku waxa uu muujinayaa SL13 IYO SL10 Gobolada Somaliland sida Toosan Prospect SL13/SL10 , Daggan Prospect SL13/SL10 ,Xagar Prospect SL13/SL10 , Saafi Prospect SL13/SL10 ,Galool Prospect SL13/SL10 iyo kuwo kale ayaa muujinaya gobolada shidaalka oo ku dhawaad ​​2-5 bilyan oo barrle oo saliid qaydhiin ah ku jiraan shiidaalka Somaliland , shirkadaha heshiisyada shiidaalka ayaa doonaya in ay isku xidhaan gaadiidka ku wajahan Berbera. magaalada
Remove ads

Xubnaha Opec

Dawladdaha hadda ka mid ah

Wadamada xubnaha ka ah Opec waa 12 Lix waa bariga dhexe Laba Waa Laatiin amerika Afar waa Afrika

More information Dawladdaha, Meelaha ay ku yaalaan ...
  1. Ecuador Waxa ay kusoo biirtay 1973, way kabaxday 1992, waxayna kuso laabatay 2007.
  2. Waxa ay kamid tahay dadkii sameeyey Opec, 10 Sep,1960.
Thumb
Wadmada OPEC
  • Cagaar ama doog Tiq ah : Dawladdaha ka mid ah ilaa iyo hadda
  • Cagaar ama Doog furan :Dowladihii Ka tagay

Dalal horay uga tirsanaan jiray

More information Dalka, Qaaradda ...

Dawladdaha doonaya in ay kusoo biiraan

  • Somaliland <<<<< Shidaal ma soo saarto Laakiin waxaa la rajeeynayaa 2020 wixi ka dambeeya in ay soo saari doonto.
Remove ads

Qoondooyinka shidaal soo saarista

More information Dalka, Qoondada (7/1/05) ...
Remove ads

Qiyaas Tirakoob

10 ka dal ee ugu horeeya soo saarista shidaalka 2009.

More information Heerka, Dalka ...

Dalalka ugu isticmaalka badan shidaalka

Thumb
Dalalka aduunka ugu isticmaalka badan, Laga soo bilaabo 1970 Ilaa 2025.

Halkaan waxaa ku qoran 20 dal ee aduunka ugu isticmaalka badan shidaalka laga soo bilaabo 2009:

More information Heerka°, Dalka ...

Fonte: BP Statistical Review of World Energy - June 2007

























































Sido kale fiiri

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads