Iskushuban
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Qoraalka madaxa hore
Iskushuban waa degmo ku taalo Gobolka Bari ee woqooyi-bari Soomaaliya.

Degmadaan waxaa degan dad ka badan 15000. qof. Waa Magaalo Taariikhiya , waxay leedahay dhul-beereed aad cajiib u ah iyo biyo dabiici ah oo alle ku manaystay Waxaa Ku Badan dhirta loo yaqaan timirta , wa meel ku haboon dalxiiska oo ad uqurux badan.sidoo kale degmadani waaa meel ku fiican dalxiiska
Degmadan waxaa degan Beelaha Harti khaasatan Maxamed Harti (majerteen) Axmed Harti (moorcase) [https://so.wikipedia.org/wiki/Mooracase 1]
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads