Isqarxinta Lakki Marwat ee 2010

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Isqarxinta Lakki Marwat ee 2010 ayaa dhacay 1dii Janaayo 2010, tuulada Shah Hassan Khel, degmada Lakki Marwat, ee gobolka Khyber-Pakhtunkhwa ee Bakistaan. Ugu yaraan 105 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 100 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo qaar badan oo ka mid ah ay aad u liidato, kadib markii uu qof is-miidaamiyay uu isku qarxiyay gaari uu watay oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, xilli uu ku dhex jiray dad isugu soo baxay daawashada ciyaarta kubbadda laliska.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads