Jaamacadda SIMAD
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Jaamacadda SIMAD (Af Ingiriis : SIMAD University; laga soo gaabiyay "Somali Institute of Management and Administration Development" micnaheedu yahay "Machadka Maamulka iyo Horumarka Soomaalida") waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay oo ku taala magaalada Muqdisho ee wadanka Soomaaliya.[1]
Remove ads
Sidoo kale fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads