Jasiirada Rodos

From Wikipedia, the free encyclopedia

Jasiirada Rodosmap
Remove ads

waa jasiirad gariiga raacsan ee dhacda bada dhexe waxary u dhawdahay xeebaha koofureed ee turkiya, jasiirada waxay caan ku tahay taalada rodos oo ka mid ahaa todobada yaab ee dunida, 2019 tirada dadka ee jasiirada waxaa lagu sheegay 130,000 kuwaas oo 55,000 oo kamid ah ay ku noolyihiin magaalo madaxda rodos,

Quick facts Rhodes Ρόδος, Country ...
Remove ads

taariikhda jasiirada

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads