Java (luuqada borograaminta)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Java (Af Carabi : ar) waa luqada lagu borgaraamiyo barnaamijyada uu ku shaqeeyo Kumbuyuutar. Barnaamijka Java waxaa loogu talo-galay in farsamayaqaanku diyaariyo laguna isticmaalo meelo badan oo kala duwan, taasi oo u shaqeeynaysa si heer sare ah.[1][2]

File:Java logo.svg
Java

Borograamka java waxaa markii ugu horeeysay sanadkii 2005ta qoray nin farsamoyaqaan IT oo lagu magacaabo James Gosling, waxaana isla markiiba kala wareegtay barnaamijkaasi shirkada borograaminta kombuyuuterka ee Sun Microsystems.

Maanta 2016, Java waxay ka mid tahay borograamyada ugu casrisan ee loogu isticmaalka badan yahay dunida, waxaana la sheegay in qiyaastii barnaamijyada java ku jiraan ilaa 62% dhamaan aaladaha casriga ah ee guriga iyo xafiiska lagu isticmaalo.[3][4][5][6] particularly for client-server web applications, with a reported 9 million developers.[xigasho u-baahan]

Remove ads

La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads