Jeon Jong-seo
atariisho Koonfur Kuuriya From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Jeon Jong-seo (wuxuu dhashay Luuliyo 5, 1994), oo sidoo kale loo yaqaan Rachel Jun, waa atariisho Koonfur Kuuriya ah. Waxay caan ku tahay doorkeeda Hae-mi filimka 2018 ee Burning.[3][4][5][6] Waxay ku guuleysatay abaalmarinta Atariishada Ugu Fiican doorkeeda ay The Call (2020).
Remove ads
Nolosha hore
Jeon Jong-seo ilmaha kaliya ee qoyska. Jeon iyo qoyskeeda waxay u guureen Kanada markii ay yarayd. Waxay dhigatay dugsi dhexe oo ku yaal Kanada, ka dibna waxay ku noqotay Koonfur Kuuriya waxayna ka qalin jabisay dugsiga sare.[7] Dugsiga sare kadib, waxay kaqeyb gashay jaamacada Jaamacadda Sejong qeybta koowaad ee filimada. Markii dambe, waxay ka diiwaangashan tahay jaamacad si ay si xor ah ugu sii wadato xirfadeeda jilitaanka.[8]
Remove ads
Tixraacyada
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads