Madax

From Wikipedia, the free encyclopedia

Madax
Remove ads

Madax (Af Ingiriis : Head; Af Carabi : ar) waa waaxda saldhiga u ah maamulka jidhka dadka iyo xayawaanka. Madaxa waa qeybta ugu muhiimsan noolaha, sababtoo ah waxaa ku taala xubno lagama maarmaan u ah jiritaanka noolaha sida: camaamka, maskaxda, afka, sanka, indhaha, dhegaha iyo neerfo iyo xididido badan.

Thumb
Xubnaha samayska Madaxa dadka.

Afar ka mid ah shanta laxaad ee dareenka dadka waxaa laga helaa wejiga iyo madaxa.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads