Jigjiga

From Wikipedia, the free encyclopedia

Jigjiga
Remove ads

Jijiga (Af Ingiriis : Jigjiga; Amxaari: ጅጅጋ) waa caasimadda DDS amaba Soomaali Galbeed ee bariga wadanka Itoobiya.Jigjiga waxay ka tirsan tahay Gobolka Faafan waxayna 80 km (50 mi) dhinaca Bari kaga beegan tahay magaalada Harar. Sidoo kale, magaaladani waxay dhacdaa 60 km (37 mi) dhinaca Galbeed wadanka Soomaaliya.

Quick facts Jig-jiga, Dalka ...

Waa magaalo taariikhi ah oo kamid kuwa ugu caansan dhulka ay Soomaalidu leedahay,Waana Xarun ganacsi oo muhiim u ah isku xidhka guud ahaanba gobolada Deegaanka Soomaalida iyo Itoobiyada kale sidoo kalena xuduud la leh dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Waqooyi ee la baxay Soomaaliland waxaana ay kuxidhantahay dekedda weyn ee Magaalada Ber-bera halkaas oo badeecooyin aad ubadan ay kasoo degtaan una gudbaan dalka Itoobiya iyo deegaanka intiisa kaleba.

Remove ads

Cimilada Jigjiga

More information Faahfaahin Cimilada Jigjiga, Bilaha ...
Remove ads

Qabiilada degan jigjiga

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads