Jihyo

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Park Ji-hyo (박지효; dhashay Park Ji-soo 1-dii Febraayo, 1997), oo loo yaqaan Jihyo, waa fanaanad Koonfur Kuuriya. Iyadu waa hogaamiyaha kooxda gabdhaha Twice oo hoos timaada JYP Entertainment.[1][2]

Quick Facts Magaca dhalashada, Dhashay ...
Remove ads

Nolosha shaqsiyeed

Bishii Ogosto 2019, wakaaladaha matalaya Jihyo iyo Kang Daniel, oo hore xubin uga ahaa Wanna One iyo aasaasaha Konnect Entertainment, ayaa xaqiijiyay inay shukaansanayaan.[3][4][5][6][7] Waxaa lagu tilmaamay inay yihiin "lammaane awood leh" oo cusub oo K-pop ah warbaahinta.[8][9] Bishii Nofembar 2020, JYP Entertainment waxay xaqiijisay in lammaanaha ay ku kala tageen jadwalka mashquulka ah.[10] 미스터트롯2 투표하기

Remove ads

Tixraacyada

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads