Kiikhisroof koowaad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
suldaan gayaasudiin kiikhisroof koowaad bin qilij arsalaan labaad (afka faarisiga; غياث الدين كيخسرو یکم بن قلج ارسلان دوم ), waxa uu ahaa kan ugu yaraa ilmaha qilij arsalaan labaad ee kow iyo tobanka ahaa, waxa uu fuulay carshiga salaajiqada ruum labo jeer, (1192-1196) iyo (1205-1211) waxa uu gaarsiiyay dawlada meel fiican magaalo xeebeedka andaaliya ayuu furtay 1206dii, waxa uu ku dhintay dagaal uu la galay niiqiya 1211,
Remove ads
Taariikhdiisa
Dhimashadiisa
Xigasho
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads