Antalya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Antalya (Af Carabi : ar; Ku dhawaaqa Af-Turki: [anˈtalja] ) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Turkiga waana caasimadda gobolka isla gobolka Antalya. Waa magaalo xeebeed ku taalo Badda Mediterreneanka waxayna caan ku tahay dalxiiska iyo ganacsiga waxaana lagu naaneesaa caasimada dalxiiska iyo fasaxyada dalka Turkiga.
Remove ads
Sidoo Kale Fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads