Kinshasa

From Wikipedia, the free encyclopedia

Kinshasamap
Remove ads

Kinshasa waa caasimadda wadankii la oran jiray Zaire ka hor 1997, haddana loo yaqaano DR Congo ama Jamhuuriyadda Demoradiga ah ee Kongo. Dadka ku nool wadanka DR Congo tiradooda waxaa lagu qiyaasaa ilaa iyo 68 million, waana wadanka Afraad ee ugu dad badan qaaradda Afrika.

Thumb
Kinshasa (2020)

Dr Congo waxaa ka dhacay dagaalo qaraar oo ay isaga hor imaadeen 14 wadan oo caalamka ah, una badan wadamo afrikaan ah. kinshasa waa caasimada wadanka congo waana magaalada ugu wayn wadankaas waana magaalada shanaad ee afrika ugu dadka badan.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads