Kyle Larson

From Wikipedia, the free encyclopedia

Kyle Larson
Remove ads

Kyle Miyata Larson (wuxuu ku dhashay Sacramento, California, taariikhdu markay ahayd Julaay 31, 1992) waa xirfadle Mareykan ah oo baabuur ku tartama kana qayb gala Tartanka Koobka NASCAR.

Thumb
Kyle Larson

Larson wuxuu ku biiray kooxda Chip Ganassi Racing kooxda laga bilaabo xilli ciyaareedkii 2014 ilaa bilowgii xilli ciyaareedka 2020 isagoo wata lambar baabuur 42. Kooxdan, wuxuu ku guuleystay sagaal guul oo tartan ah.[1][2] Waxaa laga joojiyay NASCAR ka dibna laga ceyriyay kooxda Ganassi bishii Abriil 2020 sababo la xiriira dhacdo hadal cunsuriyad ku dheehan tahay oo ku saabsan orodka dalwaddii.

NASCAR waxay soo celisay maqaamkii Larson bishii Oktoobar 2020.[3] Laga bilaabo xilli ciyaareedkii 2021, wuxuu ku orday kooxda Hendrick Motorsports oo ay la socdeen lambar baabuur 5.[4]

Remove ads

Tixraac

Xiriirinta dibedda

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads