Laasciidle

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

lasidle (som. laasciidle[1]) (Af Soomaali : laasciidle, Af Carabi : ar) waa magaalo ku taala bariga magalada berbera dad ka ku nool waxay u badan yihiin xoolo dhaqato magaalada waxaa ku yaala dugsi hoose, dhexe iyo mid sarre waxa dega. Habarjeclo gaar ahaan muuse abokor iyo cumar kasii ahaan beelaha bahmajeelo iyo alamagan iyo beesha caraale ee cumar jibriil beelahan ayaa waxay dagaan oo kale degaanada Ceel baxay, Raaribuul iyo beylah male , xidida,garbada,waxarikayeedhay waana deegaano ka mid ah degmooyinka gobolka Saaxil, gaar ahaanna kuwa ugu qadiimsan.

Quick Facts laasciidlelasidle لآصعيدلي, Country ...
Remove ads

Degmadan waa mid kamida degmooyinka ugu waaweyn gobolka saaxil degmadan waxay caan ku tahay xoolo dhaqashada,waxa kaloo laga soo guraa malmalka,beeyada iyo fooxa.

deganka baragiga Saaxil waa laba degmo xagal iyo Laasciidle degmada waxa dega beelaha aan soo sheegey. Laasciidle waxa hoosyimadda deegaanada xeebta dherersan odhan sida laasmuuse,Ganbaxo,karin iyo ceeldaraad.karin ,ganbaxo iyo qaar kale oo badan.

Remove ads
Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads