Lakab dhul
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Lakab dhuleedka ama Dabaqada dhulka ee dhagaxa ah cilmuiga dhulka loo yaqaan (Af Carabi : لاسعانود; Af Ingiriis : stratum) waa lakab dhagax ama carro ah oo ka duwan lakabyada dhulka ee kale, lakab walboo ka mid ah wuxuu ka koobanyahay lakabyo kala jaad ah oo yaryar, oo gufur la fadhiistay saamaynta cimilada iyo ifafaalaha qarniyo hore, lakabka ayaa fidsanaan kara baaxad dhan boqolaal ilaa kumanaan kiiloo mitir dhulka dushiisa markiiba, lakabyada dhulka ayaa badanaa ka soo muuqda dhinacyada sida badan, iyadoo u eg sidii dhagax weyn oo ka samaysan lakaybyo kal cayn iyo midab iyo samaysyo kala duwan iskuna dhegan, oo u samaysan si qaabsan leh, dhubucda lakabka ayaa isu jirta dhowr ilaa 1000 milmitir ama ka badan, lakab walba wuxuu ka samaysanyahay nooc ka soocan kuwa kale, lakabyada wabiyada ayaa samysan dhoobo, lakabka xeebtu waa bacaad, sida ay u jiraan lakab dhuxul dhagax ka samaysan,
Remove ads
Lakabka dhulka ahmiyada uu u leeyahay dhismaha
Markii la Qorshaynayo in dhul laga dhiso dhismo dheer, ama warshado culus, waxaa lagama maarmaan ah in dib loogu noqdo macluumaadka laga hayo dhulkaas iyo dabaqadihiisa,
sawirro mujinaya lakabyada dhulka
- lakab dhul, buuraha alab faransa
- buur loo jaray wado
- طبقات صخرية في دبو بيتش، نيو سوث ويلز.
- lakabyo qalqalooca california.
- qarax uu sameeyay dhul oo muujinaya lakabyo
- lakabyo jeesto ah
- lakabyo macdan ah hindiya
- maxico
sidoo kale eeg
- cilmiga lakabka dhulka
- duxul dhagax
- fulkaano
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads