Lamaane-inko

From Wikipedia, the free encyclopedia

Lamaane-inko
Remove ads

Lamaane-inkeed ama inko-lamaane, oo af-ingiriis lagu dhaho significant other ( ingiriis: spouse ) waa mid ka mid ah laba qof oo is guursaday. Qofka inko-lamaaneed ah, ama lamaane-inkeed ah, diinta Islaamka daraadeed, waa qofka shuruudaha guurka qof kale la galay sida meherka o kale ama soo doonista soo afjaray. Xagga dadka mulxidka ah, lamaane-inkeedka wuxuu noqonaya qofka oo guri ay wada degaan iyo hawlaha haasaawaha ay ku maaweelaan.[1]

Thumb
Labo inkolamaaneed ama lamaaneinkeed oo is jecel
Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads