Lassader

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Lassader waa tuulo oo Bakhad Faarax garaad Si'iid Harti ah. Waxay u dhaxeysa Widhwidh iyo Ade Adeye ee ahayd caasimadda saddexaad ee dowladii Diiriye Guure, waqtiga ay isticmaarkii reer Galbeed ku soo duuleen Nugaasha. Waxaa ka horayay ee caasimad u ah Boqortooyada Diiriye Guure waa goob ee ku taalneed Weylahed; oo waxaa ku xigay caasimadda Diiriye Guure ee afaraad goob ee ku taalneed Halin.

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads