Halin

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Halin waa tuulo ee ku nool Ugaasyo Bah Nugaal Dulbahante ah. Waxay ku taala Sool oo ahayd caasimadda afaraad ee boqortooyada Diiriye Guure. Waxaa ka horayay caasimadda Garad Diiriye Guure ee saddexaad ee ku taalna Lassader.

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads