Libaaxbadeed

From Wikipedia, the free encyclopedia

Libaaxbadeed
Remove ads

Libaaxbadeed ama Libaax Badeed (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : squalo ama pescecane Af Ingiriis : shark) waa kaluun dheer, wayn oo bada ku dhex nool kaas oo cuna hilibka xayawaanka iyo kaluunka. Xayawaanku waxay ku yaallaan badda cas iyo badda Hindiya, waxay kalluumeysi ku leedahay bada Hindiya ee kuyaalka Siofa.

Thumb
Libaaxbadeed
Thumb
Ilkaha iyo miciyada libaaxbadeedka


Remove ads

Noocyada Libaaxbadeedka

Thumb
Noocyo badan oo libaaxbadeed ah.
Thumb
Libaaxbadeedka Madax-dube.

Noocyada libaaxbadeedku way kala duwan yihiin, qaarkood aad ayay u waawayn yihiin, kuwo kalena waa yaryar yihiin.

Libaaxbadeedka laga helo badaha Soomaaliya waxaa ka mid ah:

  • Dhagocad
  • Canwar ama Canweer
  • Baalaley iyo
  • Jeerjeer

Qaab-dhismeedka Libaaxbadeedka

Thumb
Qaabdhismeedka jidhka Libaaxbadeedka
Thumb
Ilkaha libaaxbadeedka
Thumb
Ukunta libaaxbadeedka
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads