Loobage

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Loobage waa beel kamida beelaha reer fiqicumar ama sheekhaal waxayna ku badanyahiin gobolka Mudug ilaa jubada dhexe waxeyna degaan banaadir shabelaha hoose ,j.hoose beeshaan waa beel taarikh iyo sharaf ba kule geyiga somalida beeshaan waxa ka dhashey gudomiyaha baarlamaan kii ugu dheera ee somara somalia General maxamed ibrahim liqliqato sidookale waxa ka dhashey general indhaqarshe oo qeyb weyn ka qaatay dagaalki 1977 Ethiopia waana Generalki qabsaday qabridahar.

Beel weynta loobage waxa la dhashey beelo badan oo ay kamid yahiin beelaha

gandershe jaziira aw xasan aw qudub cabdi sheekh iyo beelo kale oo badan oo ku abtirsada reer fiqicumar

  • Loobage
  • Tolweyne loobage
    • Gacal mahadale
    • ●ow sheekh cali gacal
    • ●Cumar gacal
    • ●Cabdi gacal
    • ●Sheekhow gacal
    • ●Ibraahim gacal
    • Maxamed mahadalle
    • Xasan mahadalle
    • Cali mahadalle
    • Cabdalle mahadalle
    • Ebbakar mahadalle
    • Cumar mahadalle
  • Caagane loobage
    • Maxamed caagane
      • Fiqi Cisman Maxamed cagane
      • Cabdi Raxman Maxamed Cagane
      • Cabdi maxamed caagane
      • Caalin maxamed caagane
      • Xasan maxamed caagane
      • Nuur maxamed caagane
      • Bashiir Maxamed Caagane
      • Cilmi Maxamed Cagane
      • Muse Maxamed Cagane
    • Samatar caagane
      • Cumar samatar
      • Cali samatar
    • Samafale caafane
      • Cumar samafale
      • Qalaf samafale
      • Cali samafale
    • Buubaal caagane
      • Maxamed buubaal
      • Caalin buubaal
      • mahadalle buubaal
      • Cali buubaal
      • Cabdi buubaal
    • mahad caagane
    • Cumar caagane
      • Caalin cumar
      • Amiin cumar
    • Nuur caagane
    • Dhool caagane
    • Cali Cagane
  • Sacdi loobage
    • Maxamed sacdi
    • Rooble sacdi
    • Cali sacdi
    • Cismaan sacdi
    • Magan sacdi
    • Cagey sacdi
    • Yabarow sacdi
    • Cumar sacdi
  • Cabdi loobage
    • Xasan cabdi loobage
    • Xuseen cabdi loobage
    • Cilmi cabdi loobage
    • Sadiiq cabdi loobage
    • Nuur cabdi loobage
    • Axmed cabdi loobage
    • Jabriil cabdi loobage
    • Obbakar cabdi loobage
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads