Lool

From Wikipedia, the free encyclopedia

Lool
Remove ads

Lool (Af Ingiriis : latitude; Af Carabi : ar) oo wadarteedu tahay Loolal waa nidaamka isku-xidhka xaglaha siman cabirka juquraafiga oogada dhulka. Xaglaha Loolasha waxaa lagu cabiraa degree.

Thumb
Iskuwareega goobada dunida oo muujineysa xaariijimaha loolasha iyo dhigaha.

Lool waa xariijimaha xagasha 0° oo ah dhulbadhaha ka bilaabma ilaa 90° cidhifka waqooyi iyo 90° kale dhanka cidhifka koonfureed. Xariijimaha loolashu waa kuwo isgarab socda oo ka yimaada bari ilaa galbeed ayagoo ku wareegaya goobada dhulka.

Cabirka loolasha iyo dhiguhu waa halbeega lagu calaamadeeyo oogada dhulka ayagoo tilmaamaya barta saxda ah ee meeshaas.

Tusaale ahaan, barta ay dhacdo magaalada Muqdisho waa Loolka 02°02′W (waqooyi) iyo dhigta 45°21′B (bari).

= Halbeega Loolasha =mars iyo moon

Remove ads

Isticmaalka Loolasha

Thumb
Sharaxaada Amerigo Vespucci ee xaglaha dhigaha.

Dhigaha iyo loolasha waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeyo bar ama meel oogada dhulka ka mid ah. Tusaale ahaan, barta ay dhacdo magaalada Muqdisho waa Loolka 02°02′W (waqooyi) iyo dhigta 45°21′B (bari).

Sidoo Kale Fiiri

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads