Luul (macdan)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Luul (Af Ingiriis : diamond; Af Carabi : لاسعانود; Giriik: ἀδάμας) waa macdan dabiici ah oo laga helo badhtamaha dhulka, kaas oo ka samaysan isotopeyo Kaarboon, kaasi oo isku xidhka atomyada kaarboonku u sameeysan qaab lix geesood ah. Dhagaxa Luulku waa midka ugu adag dhamaan macdanta dabiiciga looga helo oogada dhulka.
Kani waa maqaal ku saabsan macdanta Luulka. Isticmaal kale fiiri magaca Luul.
Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso. |


Yehowah wuxuu tixraacay adeegsiga dheemanka si loo xoqo ama loo xardho alaabada adag.
Remove ads
Af Soomaali - jawhar
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads
