Garsoorada Cadaalada Caalamka
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Garsoorada Cadaalada Caalamka (Af Ingiriis : International Court of Justice, loo soo gaabiyo: (ICJ); Af Carabi : لاسعانود) (sida caadiga ah loo yaqaano "Garsoorada Aduunka") waa waaxda koowaad QM|cadaalada Qaramada Midoobay]] taasi oo fadhigeedu yahay Dhismaha Nabada Heeg wadanka Holland. Shaqada ugu horeeysa ee hayadani waa ineey xaliso muranka xadadka iyo ilaaliso heshiisyada dhulka ee wadanada xubinta ka ah hayadani. Sidoo kale waxay talobixin siisaa Golaha Sare, hayadaha Qaramada Midoobay iyo wixii soo hoosgala.
- Kani waa maqaal ku saabsan Maxkamada Cadaalada QM. Haku khaldin Maxkamada Dambiyada Aduunka (ICC)
- "Boga "Maxkamada Aduunka" iyo "ICJ" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Remove ads
Qoraalo La Xidhiidha
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads