Golaha Sare Qaramada Midoobay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Golaha Sare Qaramada Midoobay
Remove ads

Golaha Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations General Assembly; Af Carabi : ar) (sida badan loo soo gaabiyo UNGA ama GA) waa xubin ka mid ah Lixda Xubnood Qaramada Midoobay iyo meesha kali ah ee dhamaan xubnaha Qaramada Midoobay ku leeyihiin wakiilo (dad matala).

Kani waa maqaal ku saabsan Golaha ugu sareeya QM. Bogag kale fiiri "Qaramada Midoobay". Boga "GSQM" halkan ayaa laga soo toosiyay
Quick Facts Loo soo gaabiyo, Samaysmay ...
Quick Facts Xubinimada iyo Ka Qeybqaadashada ...

Golahani wuxuu awood u leeyahay inuu xaqiijiyo kharashka ku shaqeeyso Qaramada Midoobay, u magaaco xubin aan joogto ahayn Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ka helo warbixin dhamaan xubnaha, wakiilada, hayadaha iyo ururada Qaramada Midoobay isla markaana amar iyo talobixin siiyo ururadaasi.[1]


Remove ads

Qoraalo La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads