Maalinta Xusuusta Holocaust ee Caalamiga
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Maalinta Xusuusta Holocaust ee Caalamiga - Qaramada Midoobay ayaa ku boorisay dalalka xubnaha ka ah inay sharfaan lix milyan oo Yuhuud ah, Markhaatiyaasha Yehowah iyo kooxaha kale ee dhibanayaasha ah, kuwaas oo ay si nidaamsan oo naxariis darro ah u dileen Naasigu iyadoo dunidu ay xusayso Maalinta Caalamiga ah ee Xuska Holocaust.


Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 27-ka Janaayo u aqoonsaday maalinta caalamiga ah ee Xuska Holocaust.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads