Malta

From Wikipedia, the free encyclopedia

Maltamap
Remove ads

Malta ama Jamhuuriyadda Malta loona jaqaano (jasiirada malta). waa Wadan jasiirado ka kooban oo ku yaalo Bada Dhexe ee Yurub. malta waa mid kamida wadamada ugu yaryar qaarada Yurub malta waxa ay kakoobantahay sadex jasiiradood oo aad u yaryar.

Quick Facts Republic of Malta (Af-Ingiriisi)Repubblika ta' Malta (Af-Maltiis), Magaalada uguwayn ...


Thumb
Malta
Thumb
La Valette
Remove ads

juquraafi ahaan

Malta juquraafi ahaan waxa ay kutaalaa qaarada Afrika laakiin siyaasad ahaan waxay raacsantahay qaarada Yurub wadanka ugu dhaw wadamada Yurub waa wadankla taliyaaniga dhanka kale jasiirada maalta waxa ay aad iyo aad ugu dhawdahay wadamada waqooyiga qaarda Afrika sidaLibiya iyo Tunisiya wadanku waxa uu ka koobanyahy sadex jasiiradood oo ladaganyahy waxaana ugu wayn jasiirada malta waxaa soo labaysa jasiirada Gozo waxa kale oo sadexda jasiiradood ee malta ka koobantahy kamida jasiirada Kemmuna oo ah jasiirad aad u yar waxa kale oo jira jasiirado dhawr ah oo aad uyaryar cidina ayna kunoolayn.jawiga jasiirada malta waa jawiga ama cimilada bada dhexe.

dadka malta kunooli waxa ay tiro ahaan gaadhayaan afar boqol oo kun oo qof waxa jira qurbojoog gaadhaya halmilyan oo maalta katagay kuna nool daafaha caalamka dhamaan dadka kunool maalta waxa ay haystaan diinta kiristanka. waxaanay ka tirsanyihiin kaniisada katoliga

Dadka reer malta waxa ay kuhadlaan luqada maltiska oo ah mid kamida faraca luqadaha (Luqadaha Semitiga) waxa la ogyahay in dadka maltisku ay kasoo jeedaan waqooyiga afrika gaar ahaan tunisiya iyo libiya sidaas awgeed luqda maltisku waa farac ka lumay carabiga %60 kalmadaha luqada maltisku waa carabi walaw ay luqadaha ingiriisiga iyo talyaanigu aad u bedeleen.luqada maltiska waxa loo isticmaalaa xarfaha latinka


Remove ads

nidaamka siyaasadeed ee malta

Madaxwaynaha jamhuuriyada malta waxa lagasoodoortaa baarlamaanka. madaxwaynuhu malaha wax awood culus ah waxa uu madaxwaynuhu magacaabaa raysalwasaaraha iyadoo la eegayo natiijadii doorashooyinka caadatan raysalwasaaruhu waxa uu noqdaa gudoomiyaha xisbiga doorashada ku adkaada xiliga barlamaanka doorashooyinkiisa lagujiro. baarlamaanka malta waxa lagumagaacaabaa (Kamra tar Rappreżentanti). oo amcneheedu yahay golaha wakiilada


Remove ads

dhaqaalaha iyo dhismahoosaadka

Tiirarka uguwaawayn ee dhaqaaalaha malta waxa kamida beeraha kaluumaysiga dalxiiska. shirkada (Malta Drydocks) waa shirakada uguwayn ee shaqaalha fursado shaqo siisa waana shirkada labaad ee yurub ugu wayn dhanka samaynta agabka kaluumaysiga. waxa kale oo iyana jirta shirkad lagu magacaabo (AJD TUNA) oo ah shirkada bada dhexe ugu wayn dhanka kaluumaysiga. malta sanadkii waxa malta dalxiis ahaan u yimaada dad aad ubadan oo kayimaada wadamada qaarada yurub kuwaas oo dakhlibadan sogaliya wadanka malta


dhaqanka iyo waxbarashada

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads