Maqal
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Maqal (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : udito Af Ingiriis : audition ama hearing) waa awooda qabashada iyo bedelka mowjado gariir cod ama shanqadh oo hawada ama biyaha dhex socda. Maqalka waxaa suurto geliya xubnaha maqalka ee dhegtu ugu horeeyso.
- Maqaalkani maaha mid ku saabsan Maqaal.


Maqalku wuxuu ka mid yahay shanta laxaad ee dareenka noolaha. Qofka iyo xayawaanka aan wax maqli karin waxaa loo yaqaanaa dhagool.

lama oga
<250
250–295
295–340
340–385
385–430
430–475
475–520
520–565
565–610
610–655
655–700
>700
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads