Maxamed Daoud
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Beesha Maxamed Daa'uud (Af Soomaali : Maxamed Dauud, Af Ingiriis : Mohamed Daoud) waa beel ka mid ah beelaha Ciidagale , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya.[1] [2] Beesha Maxamed Da’uud waxa laga hela oo ay deegaan ku tahay magalda Odwayne ee Gobalka Togdheer.[3][4][5]Sidoo Kale Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo Bariga magalda Salahley.[6]
Remove ads
Hordhac
Beesha Maxamed Da’uud waa farac ka tirsan beel-weynta Eidagale. Maxamed Da’uud waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya . Beeshani waxay si gaar ah ugu badan yihiin gobolka Togdheer, gaar ahaan magaaladda Oodweyne, halkaasoo ay ka mid yihiin beelaha ugu xooggan ee deegaanka. Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa, bariga Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Intaa waxaa dheer, qayb ka mid ah beesha Maxamed Da’uud ayaa degan magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera, taasoo ah xarun dhaqaale oo muhiim ah oo ku taalla Somaliland iyo deganada ku xeeran.[7][8]
Remove ads
Abtirsiin
- Daoud (Eidagalle)
Mohamed Daoud
Egal Mohamed (Rer Cigal)
Abokor Egal
Osman Egal
Ali Mohamed (Rer Afwayne)
Shiekhdon Ali
Warfa Ali
Yusuf Ali
Roble Ali
Hassan Ali
Fahiye Ali
Deria Ali
Urkurag Mohamed
Ali Urkurag
Fiqi Sa'ad Ali
Mahamoud Ali
Ahmed Ali
Ismail Ali
Ali Ismail
Osman Ali (Rer Cisman )
Mohamed Osman
Wais Osman
Omar Osman
Fahiye Osman
Hassan Osman
Jama Ali
Geedi Ali (Rer Aw)
Mohamoud Geedi
Ali Geedi
Mohamed Ali
Hassan Ali
Yonis Ali
Ileiye Ali
Hagga Ali
Nuh Ali (Rer Nuuh)
Ali Nuh
Hersi Nuh
Ahmed Nuh
Aden Ali (Rer Adan)
Guled Aden
Ali Aden
Roble Ali
Hassan Roble
Jibril Hassan
Aden Jibril
Mohamed Jibril
Deria Hassan
Mohamed
Hussein Deria
Ali Roble
Warfa Ali
Farah Ali
Hassan Farah
Abdalle Ali
Abdalle Ali
Geedi Abdalle (Rer Geedi)
Ainanshe Geedi
Alaydh Geedi
Warfa Geedi
Mohamed Geedi
Samter Mohamed
Hassan Mohamed
Wais Mohamed
Mahamed Abdalle
Hamaud Mohamed (Rer Hamud)
Mohamoud Hamud
Abdalle Hamud
Hildiid Abdalle
Abdi Abdalle
Ibrahim Abdalle
Ammar Mohamed
Warsame Ammar
Abdalle Ammar
Ahmed Mohamed
Yasin Mohamed (Rer Yasin)
Yusuf Mohamed (Rer Yusuf)
Hassan Mohamed (Rer Hassan)
Remove ads
Dadka Caanka Ah
- Abwan Mohamed Mahamoud Yasin (Dheeg) – Somali Peot oo aad loo yaqaan
- Kol Ibraahim Ismaaciil Koodbuur
- Xaaji Kaysar Afdiille
- Abwaan Qawdhan Ducaale – Somali caan ah oo tiriyey gabayo heersare ah
- Suldaan Sakariye Suldan Maxamed
- S.C/laahi (Galaal) – Suldaanka Guud ee Beesha Maxamed Daa'uud..
- Sh- Khadar Badeed
- Suldaan Aadan Hassan
- Hussein Asker Jama
- Mohamed Jamac Koodbuur
- Ahmed Karama – Writer and Activist
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads

