Maxamed Jawaari
Siyaasi Soomaali From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Maxamed Jawaari (Af-Carabi: محمد عثمان الجواري) (dhashay 7 Diseembar 1945 wuxuuna dhintay Juun 28, 2024) waa siyaasi iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya
Remove ads
Taariikh nololeed
Maxamed jawaari wuxuu ku dhashay degmada Afgooye 1945[1],wuxuu registration ka qaatay degmada Buurhakaba, wuxuu ka baxay jaamacadda ummadda Soomaaliyeed, waa Khabiir taqasusyo badan soo sameeyay xagga shareecada Islaamka iyo law-ga 'comprehensive Law' waa nin ka soo shaqeeyay dhowr dastuur oo Soomaaliya lahayd laga soo bilaabo 1960-kii."
waxa uu ku noolaa dalka Norway, halkaas oo ka ahaa brofisoor wax ka dhigaayay jaamacad halkaas ku taal[2].
Remove ads
Diyaarintii Dastuurka
Jawaari, Waxa uu ahaa Guddoomiyeha Guddiga khubarada ee dib u eegista Qabyo qoraalka dastuurka ee kumeel gaarka ah.[3].
Doorashaddii Gudoonka Baarlamaanka
Taariikhda marka ee eheed 28 Febraayo 2012 ayaa Jawaari ku guuleeystay tartanka gudoomiyenimada baarlamaanka soomaaliya. Xiligaas oo eheed markii ee siyaasiinta soomaaliya isku dayaayeen in ee ka gudbaan kumeelgaarnimada.Mudanayaal cusub oo matalaya golaha shacbiga ayaa oday dhaqameedyo dhisee taariikhda marka ee eheed 20kii agoosto 2012. Sideed maamlmood kadibneh waxaa bilaabatay tartanka gudoonka baarlamaanka. Shan musharaxiin ah ayaa ka soo qayb gashay, waxayna ku dhamaatay 2 musharixiin oo kala ahaa Jwaari iyo Cali Khaliif Galaydh. Kadib markii Galayr looga raayay tartanka ayuu sheegay in uu tanaasulay, waxaana isla markiiba guulaystay jawaari. Wareeggiisa hore wuxuu Jawaari helay 119 cod, halka Cali Khaliif Galaydh uu ka helay 77 cod.
Codadka la kala helay wareegga koowaad waxa ay kala yihiin:
- 119 Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari,
- 77 Cali Khaliif Galeydh,
- 23 Cabdi Xaashi Cabdullaahi,
- 10 Cabdirashiid Maxamed Xiddig iyo
- 5 Xasan Abshir Faarax.
fiiro
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads