Maxamed Samatar

Gen Maxamed Cali Samatar wa Shaqsiga kaliya ee Somali ah darajo ciidan mida ugu sareeyso oo ah sareeya Guud gaadha Waxaa kale uu soo noqday waziirka difaaca iyo Raisulwazare iyo Taliyaha ciidanka xooga dalka Ruux Wadani ah buu aha Dadku Jecelyihiin From Wikipedia, the free encyclopedia

Maxamed Samatar
Remove ads

Maxamed Cali Samatar ( dhashay 1 Janaayo 1931 - 19 Agoosto 2016), oo sidoo kale loo yaqaanay Cali Samatar wuxuu ahaa siyaasi Soomaaliyeed iyo taliye guud. Wuxuu soo noqday Raiisul Wasaaraha Soomaaliya laga soo bilaabo 1 Febraayo 1987 ilaa 3 Sebtember 1990. Wuxuu xubin sare ka ahaa Golaha sare Kacaanka.

Thumb
Remove ads

Taariikh nololeedkiisa

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads