Maxamed cali baashaa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Maxamad cali baashaa (afka carabiga; محمد علي باشا), oo loo yaqaan caziizka masar (عزيز مصر), waa boqorka masar intii u dhaxeesay 1805 ilaa 1848, waana aasaasihii qoyska calawiyiinta ee ka talinaayay masar ilaa bartamaha qarnigii labaatanaad, waxaa lagu sheegaa inuu ahaa hormuudka masarta cusub.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads