Qarnigii labaatanaad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Qarnigii labaatanaad wa qarnigii u dhexeeya sanadka 1901 ilaa 2000.
1903 - Dagaalka Cagaarweyne uu ka dhexeye Daraawiishka iyo Boqortooyada Midowday[1]
1920 - Daraawiishka ingiriiska aa diyaarad ku duqeeyeen
1948 - Hawdka Ingiriiska way siiyeen Itoobiya
1960 - Madaxbanaanka Soomaaliya
1969 - Dilka Madaxweyne Cabdirashiid Sharmaarke
1969 - Kacaanka Jeneraal Siyaad Barre
1977 - Madaxbanaanka Jabuuti
1977-1978 - Dagaalka Soomaaliya iyo Itoobiya
1991 - Burburka Dowladda Soomaaliya
1991 - Soomaaliland way samaysantay
1998 - Puntland way samaysantay
Remove ads
Dagaalaha iyo Siyaasada
1914 - Dagaalkii Dunida Kowaad way bilaabatay
1918 - Dagaalkii Dunida Kowaad way damaaatay
1922 - Midowga Sofiyetka way samaysantay
1939 - Dagaalkii Labaad ee Aduunka way bilaabatay
1945 - Dagaalkii Labaad ee Aduunka way damaatay
1947 - Dagaalkii Qaboobaa wuu bilaabatay
1991 - Midowga Sofiyetka way burburtay
1991 - Dagaalkii Qaboobaa wuu damaatay
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads