Meksiko

dalka ee Waqooyiga Ameerika From Wikipedia, the free encyclopedia

Meksiko
Remove ads

Meksiko (Mexico) ama Gobolada Midoobay ee Meksiko Af-Isbaanish Estados Unidos Mexicanos waa wadan ku yaalo, Woqooyiga Ameerika, waxoona xuduu la leeyahay, wadamada Mareykanka, Guatemala, iyo Belise, galbeedka neh waxaa kaga dhagan, Badweynta Baasifik, bariga neh, Gacanka Meksiko iyo badda karabiya. Wadankaan waxaa looga hadlaa luqada af isbaanishka oo ah luqada rasmiga oo looga hadlo. Waayadii hore Meksiko waxee eheed meesha ee ku badnaayeen dadka indianka ah gaar ahan Dadka Maya iyo asteker.Guushii oo ka gaaray Gumeestihii Isbanishka dadka astekerka ah taariikhda marka ee eheed 1521, waxaa wadanka meksiko u bilaawday gumeeysigii yurubiyaanka. shacabka meksiko waxee weeydiisan jireen xornimo taasi oo isku badashay dagaal aad u dheer oo dhamaaday waqtigii ee xornimada heleen taariikhda marka ee eheed 1821. Marka ee meksiko xornimada ka heshay isbaanishka wadanka meksiko tartiib tartiib oo u yaraaday. Dhulka Woqooyiga meksiko waxaa laga geday ama ka qaateen ajaaniibta mareykanka, waa marka oo meesha ka bilaawday Dagaalkii Mareykanka iyo meksiko. 1860kii wadanka waxaa joogay ama ka talinjiray ciidamo ka socdo dalka Faransiiska, waxaana wadanka ka saaray ciidamada meksiko oo hogaaminaayay madaxweynihii Benito Juárez. Xukunkii dheeraa ee Porfirio Diaz' waxoo dhaliyay kacaankii meksiko oo dhacay 1910….!!’

Thumb
Metroka
Thumb
Meksiko Caasimda
Thumb
Cunnto Mexique
Thumb
Meksiko Magaaloyinka
Quick Facts Gobolada Midoobay ee Meksiko Estados Unidos Mexicanos, Qaarada ...

W:es:Mexico

Thumb
 Spain


Remove ads

Xubinka Tahay:

_-_—_—_-_-:.

-_-_-_-_—_-_-__-_-_:.

_-_-_____-_-_-_-_:.

_-_-_-__-_-_-_-_____-_:.

  • ETc……..!!’?………!!’?….!!’

[3].:

Waddamha la Degaan Mexico

  •  Argentina 120,000++:
  •  Brazil 125,000+ [4].:

Sidoo Kale Bal Fiire

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads