Mina
Fanaanad Jabaan From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Mina Sharon Myoi (dhashay Maarso 24, 1997),[3] oo lagu naanayso Mina, waa fanaanad reer Jabaan ah oo ku dhalatay Maraykanka oo fadhigeedu yahay Koonfur Kuuriya. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Twice, oo ay samaysay JYP Entertainment. Mina waa mid ka mid ah Twice saddexda xubnood ee Jaban.[4][5][6]
Remove ads
Tixraacyada
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads