Mowsil

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Mowsil (afka carabiga; الموصل) waa magaalo weyn oo ku taal waqooyiga dalka ciraaq, waxey magaalo madax u tahay gobolka niinawaa, magaalada ayaa loo arkaa tan labaad ee ugu weyn dalka ciraaq marka laga yimaad Baqdaad waxaa ku nool qiyaastii sedex milyan todobo boqol iyo konton kun oo qof[1][2][3].

Mowsil waxa lagu tiriyaa inay ka mid tahay magaalooyinka waaweyn ee taariikh ahaan iyo dhaqan ahaan muhiimka ah ee dunida islaamka. Meesha ee ku taal istaraatiijiyadeed awgeed waxay dhaqan ahaan u adeegi jirtay xudunta ganacsiga iyo socdaalka caalamiga ah.

Remove ads

Taariikhda

Xigasho

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads