Muungaab

From Wikipedia, the free encyclopedia

Muungaab
Remove ads

Xasan Maxamed Xuseen Muungaab (Af Ingiriis : Hassan Mohamed Hussein Mungab, Af Carabi : ar) waa siyaasi Soomaali ah. Waa duqa magaalada Muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Quick Facts Xilka kaga horeeyey, kaga dambeeyey xilka ...
Remove ads

Taariikh nololeedkiisa

Muungaab wuxuu ka soo jeedaa deegaan ahaa gobolka Banaadir ee Soomaaliya. Gaar ahaan magaalada Muqdisho.[1]

Deeq aw Xirsi waa saaxibka khaaska

Shaqada

Muungaab wuxuu noqday mid kaalin mug leh ka qaata ansha Ciidanka Soomaaliya asigoo ka howlgalaya maxkamadda ciidamada.[2]

27 Febraayo 2014, wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu magacaabay. Waxaana qorshe loogu talo galay in amniga wax looga qabto kadib markii uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu latashi la sameeyey, Raiisulwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wasiirka arrimaha gudaha Cabadullaahi Goodax Barre. Muungaab wxuu xilka kala wareegay Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).[2]

Lagasoo bilaabo markii uu, Muungaab xilka la wareegay wuxuu sameeyey isbedel dhammaan gudoomiye-yaashii degmooyinka. Horraantii bishii Maarso 2014, wuxuu la kulmay dhammaan gudoomiyayaasha gobolka banaadir. Kulanka dabadiis wuxuu u sheegay in wax alla wixii agab ah ee loo baahanyahay ay heli doonaan haba u badnaadeen xagga amniga. Sidoo kale isgoo balan qaaday in warqadaha aqooniga la bixin doono.[3]

Abriil 2014, Muungaab wuxuu ku dhaqaay in uu soo gabagabeeyey dhamaan magacaabistii degmooyinka Gobolka Banaadir. Haydaha NGO iyo hayadaha dawladda wuxuu ugu baaqay in ayasan xirin wadooyinka dhagxaanatana ay ka qaadaan.[4]

Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads